Soomaaliya iyo Sudan oo kawada hadlay arrimo ay kamid yihiin caqabado lacageed oo taagan (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay dhigiisa dalka Suudaan Dr. Haytham Mohamed Ibrahim. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah oo qaatey saacado badan laguna gorfeeyey xoojinta xiriiraka iyo horumarinta qeybaha Caafimaadka dalalka Soomaaliya iyo Suudaan iyadoona madasha … Continue reading Soomaaliya iyo Sudan oo kawada hadlay arrimo ay kamid yihiin caqabado lacageed oo taagan (Sawirro)